IRC-Galleria

näinpä...Keskiviikko 26.07.2006 16:52

Lähettäjä: ciise axmed <ceese31@hotmail.com>
Lähetetty: 26. heinäkuuta 2006 13:40:29
Vastaanottaja: hirsim@hotmail.com
Aihe: abti waan ku salaamayaa,

| | | Saapuneet


abti waxaad iga guddoontaa salaan qaali ah, bacda salaan abti way naa hagaagtay meeshii markaa abti waxaan kaa codsanayaa in aad raadiso emalika ina gaabuush, hadaadan hayn waxaad ka helaysaa cali baabuur, ama xaasaskiisa, ta kale burhaan iyo ninka uu u shaqeeyo, maxamed xasan, waxaad u sheegtaa, in uu soo bixi doono burhaan ugu dambayn bisha 10 ogos, haddii uu danayayo maxamed xasan ha igala soo xidhiidho 25211810738, haweeyana u sheeg haybe ha u dirto faraiin si uu u yimaado, abti ifraaxna soo arag oo iiga soo warran, good by



Etkö vielä ole jäsen?

Liity ilmaiseksi

Rekisteröityneenä käyttäjänä voisit

Lukea ja kirjoittaa kommentteja, kirjoittaa blogia ja keskustella muiden käyttäjien kanssa lukuisissa yhteisöissä.